U bood nuxurka

Xaliima Aaden

Ka Wikipedia
Halima Aden
Ku dhashay (1997-09-19) September 19, 1997 (Da’da  28)
Nayroobi, Kenya
DhalshoSoomaali
Heerka AqoontaSt. Cloud State University
ShaqadaMoodel
Sanadaha Shaqada2016–hada

Xaliima Aaden (waxay dhalatay Sebteembar 19, 1997) waa Moodel-Somali-Àmareykan ah. Waxaa lagu xasuustaa inay tahay haweeneydii ugu horreysay ee xijaab xirta tartanka quruxda Miss Minnesota USA.[1][2] Markii dambe, Xaliima waxay heshay dareen Qaran waxaana loo saxiixay shirkadda IMG Models.[3].:

  1. "From refugee camp to runway, hijab-wearing model breaks barriers"
  2. ""Somali-American teen to be first fully covered Muslim contestant in Miss Minnesota USA"". Archived from the original on 2020-11-26. Retrieved 2020-09-25.
  3. "Hijab-Wearing Muslim Model Halima Aden Just Scored a Major Contract With IMG"