Xamaas

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Xamaas (Carabi: حماس) waa Dhaqdhaqaaq ka dhisan Magaalada Gaza. Dhaqdhaqaaqani ayaa waxa uu ka shaqeeyaa sidii xornimo loo gaarsiin lahaa shacabka reer Falastiin, waxaana la aas'aasay 1987-dii.