Xanaabila

Ka Wikipedia

Madhabka xanaabilada ama xanbaliga waa mid ka mid ah afarta madhab ee alsunaha agtood laga aqoonsan yahay, waxaa aasaasay imaam Axmad bin xanbal