Jump to content

Xareedo Ismaaciil Duniyo

Ka Wikipedia
Xareedo Ismaaciil Duniyo
DhashaySoomaaliya
Dhintay(2021-04-27)Abriil 27, 2021
Occupations
  • Heesaa
  • atariisho

Xareedo Ismaaciil Duniyo [1]waxay ahayd heesaa Soomaaliyeed iyo atariisho masraxa. Waxay ay ka mid ahayd fannaaniintii ugu caansanaa dalka Soomaaliya , waxay ka tirsanayd kooxdii Waaberi.  Heesaheeda ugu caansan waxaa ka mid ah "Nin Xilqaaday Wed Qaad", sida atariisho ah, waxay sidoo kale qaaday riwaayado ay ka mid yihiin Hudbaa liqay Jaceylkii 1974-tii[2].

Geerideeda waxaa la soo sheegay Abriil 27, 2021, waxay u dhimatay sababo caafimaad.[3]

  1. "Fanaanada caanka aheyd Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo) oo geeriyootay" Archived Jannaayo 4, 2022 // Wayback Machine.
  2. "Fanaanad Xareedo “Duniyo” oo geeriyootay".
  3. "Fanaan Caan Ka ahaa Dhulka Soomaalida Oo Geeriyooday (Magaciisa)" Archived Jannaayo 4, 2022 // Wayback Machine.