Xasan Daahir Afqurac

Ka Wikipedia

Xasan Daahir Afqurac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Hassan Dahir Afqurac MD
حسن ضاهر افقرع
Hasan Tahir Afkura


Macluumaad gaar ah

Hassan Dahir Afqurac (Af-Ingiriisi Hassan Dahir Mohamoud Af-Kurac, (Af-Carabi حسن طاهر محمود افقرع, (Af Soomaali Xasan Daahir Maxamuud Af-Qurac : waa siyaasi Soomaaliyeed oo madaxweyne ku xigeen ka ahaa Puntland Jannaayo 2005 ilaa Janaayo 2009. kadibna wuxuu u geeriyooday xanuun Beerka ah wuxuu ku geeriyooday cusbitaal ku yaala magaalada Nairobi .