Jump to content

Xasan Diiriye

Ka Wikipedia

Xassan Diiriye waa fanaan caan ah oo soomaaliyeed waxaa uu ku dhashay magaalada Seylac

waxaanu ku barbaaray buuhoodle oo ayeeyooyinkii iyo awoowayaashii deganaayeen markii uu isaga oo 1 sano jira uu wada

waayay aabihii iyo hooyadiiba sanad qudha wada dhinteen waxaana la dhashay wiil qudha oo la yidhaahdo xuseen ilaa imikana ku nool hargeysa

markii uu noqday waxoogaa xasan diiriye ayuu u soo wareegay magaalada hargeysa oo uu kaga biiray fanka

waxaanu ka mid ahaa ragii ugu danbeeyay walaalaha hargeysa xasan diiriye waxa uu ku geeriyooday wadan ka mida wadamada khaliijka oo la yidhaahdo Kuwait kuna aasan yahay waxaanu ifka uga tagay 9 caruur ah iyo 34 ay dhaleen waxaana lagu naaneysi jiray wadaniga

Sababtuna waxay ahayd heesihiisa oo u badnaa wadani waxaanu ahaa ninka ugu heeso wadani badan fanaaniinta soomaaliyeed

waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo dhamaan inta afsoomaaliga ku hadashana samir iyo iimaan ka siiyo

Xassan Diiriye AUN Wuxu geeriyooday

Beesha uu ka dhashay waa beesha reer horogle

25 july 2008 in al sabah hospital kuwait.mahadsanidin'