Xasan Gaashireedle

Ka Wikipedia

Xasan Gaashireedle (; ) Waa beel ka mid ah Dadka Soomaalida ee ku dhaqan Koonfurta Soomaaliya. Xasan Gaashireedle waa beel ka mid ah beel-weynta Mareexaan. Intiisa badan Xasan Gaashireedle wuxuu ku dhaqan yahay gobolka Jubbada Hoose, Gedo iyo Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya, gobolka Somaali Galbeed, iyo dhanka xaduud beenaadka Gobolka Waqooyi Bari Kiinya. Taariiqda Qabiilada Xassan Gaashireedle oo Kooban Xassan Gaashireedle waa laf kamid ah labada lafood ee uu ukala baxo mareexaan sade oo kala ah(xassan gaashireedle iyo Isaaq gaashireedle) xassan gaashireedle waa mid kamid ah qabiilada ugu facaweyn Soomaalida , wuxuu deegaan uyahay Soomaaliya(Gedo ,Jubada joose iyo jubada dhexe) iyo Itoobiya, Xassan Gaashireedle waa qabiilkii ugu soo horeeyay ee degay Gobolka Gedo kadibna ladagaalamay Boorantii , sidoo kale qaar kamid ah qabiilada xassan gaashireedle sida Waqmaashe ,Gumarwaaq iyo Ibraahiin waxay deegaankooda labaad kasameysteen dhanka itoobiyo oo ilaa hada waa qabiilka labaad ee soomaalida degto itoobiyo , waxay kuleeyihiin xilal deegaanada soomalida itoobiyo. Qoraalka gudaha oo kooban • 1Taariikh o 1.1Suldanadii Xasan Gaashireedle • 2Xubnaha Beesha • 3Dadka Caanka ah ee Xasan Gaashireedle • Taariikh Suldanadii Xasan Gaashireedle

Qarnigii 17aad ilaa 18aad, Saldanada Xasan Gaashireedle waxay ku baahsanayd bartamaha Webiga Jubba laga soo bilaabo Baardheere, Luuq ilaa gobollada dhexe. Xasan Gaashireedle Ugaasyadooda waxay ka talin jireen inta xeebta gacanka Cadmeed ilaa dhulka Sool kuna soo rogan koonfur ilaa Baladwayne. Berigii hayaanka koonfureed uu bilowday bartamihii qarnigii 18aad, wuxuu Xasan Gaashireedle gaaray ilaa Webiga Tana ee dhaca gobolka Waqooyi Bari ee dhulka Soomaalida Kiinya. Gumeystayaashii Yurub waxay qariiradahooda ku muujisteen dhulka Jubbaland ilaa soohdlinta Shabeele in Xasan Gaashireedle deganaa. Dhanka buuralayda Itoobiya waxaa Xasan Gaashireedle uu gacansaar iyo gaashaanbuur la lahaa Fardoolayda Geri iyaga oo si wada jir ah Jigjiga iyo Kufaa awood balaaran ku yeeshay. Taariikhda waxaa intaas dheer oo ay xusaysaa in xukunkii dhulkaan uu in badan gacanta ugu jiray Xasan Gaashireedle. Xubnaha Beesha Xasan Gaashireedle o Waqmaasha o Libiyaan WAQMAASHA 1. Ayuub 2. Udugaan UDUGAAN 1. Saleeban udugaan 2. Abuukar udugaan 3. Xuseen udugaan SALEEBAAN UDUGAAN 1. Faarah 2. Cisman FARAH SALEEBAAN 1. muxumed farah 2. xuseen farah MUHUMED FARAH 1. Cabdi muxumed 2. mumin muxumed 3. Caalin muxumed CABDI MUHUMED 1. Cali cabdi 2. Qalaf cabdi 3. muxumed cabdi CALI CABDI 1. Cisman cali 2. Cabdi cali 3. Cumar cali 4. Xalane cali 5. muuse cali 6. mumin cali QALAF CABDI 1. Geedi qalaf 2. Muxumed qalaf 3. Yarow qalaf CIMAN JAMAC 1. Cadoow 2. Cashar CADOW 1. Xandule 2. Gaheer CASHIR 1. Bare cashir 2. Cabdi cashir 3. Diiriye cashir 4. Muxumed cashir 5. Xareed cashir 6. Irbad cashir

MUUMIN MUXUMED 1. Adan muumin 2. Sahal muumin 3. Muxumed muumin XUSEEN FARAH 1. Shekh dhaqane 2. Shekh ibraahim 3. Caalim muxumed 4. Cumar caalim 5. Qorane caalim ABUUKAR UDUGAAAN 1. Cadow abdle 2. Xirsi abdle CADOW 1. Farah Cadow 2. Ugaar Cadow XIRSI ABDILLE 1. Muxumed 2. Samakab UGAAR CADOW 1. Salad 2. Iidle MUXUMED 1. Axmed 2. Dhaqane 3. Colon 4. Noor SAMAKAB 1. Raage

AYUUB 1. Indhacade ayuub 2. Guudwaaq ayuub INDHACADE 1. Sacad indhacade SACAD 1. Abtidoon sacad 2. Axmed sacad AXMED SACAD 1. Guuled axmed 2. Xasan axmed 3. liban axmed 4. Cali axmed XASAN AXMED 1. Mudo xasan 2. Waceys xasan WACEYS XASAN 1. Rabaax waceys CALI AXMED 1. Rooble cali 2. Xuseen cali ROOBLE CALI 1. Maxamud rooble 2. Cabdile rooble XUSEEN CALI 1. Moogow xuseen 2. Guleed xuseen 3. Ibrahim xuseen


CABDILE ROOBLE 1. Cabdiraxman cabdile 2. Aadan cabdile LIBAAN AXMED 1. Aadan liibaan ADAN LIIBAAN 1. Gadiid adan GADIID AADAN 1. Qalaf gadiid 2. Maxamed gadiid 3. Caraale gadiid QALAF GADIID 1. Maxamuud qalaf 2. Xildiid qalaf MAXAMED GADIID 1. Kheyr maxamed GUUDWAAQ AYUUB 1. Xade guudwaaq XADE GUUDWAAQ 1. SAMAKAAB Xade SAMAKAAB XADE 1. Muse samakaab MUUSA SAMAKAAB 1. Axmed cismaan 2. Muxumed cismaan AXMED CISMAAN 1. Cali axmed 2. Cabdi axmed


MUXUMED CISMAAN 1. Isaaq muxumed 2. Cumar muxumed LIBIYAAN WARWAAQ 1. Yuusuf Warwaaq 2. Ibraahiim Warwaaq 3. Gumarwaaq Warwaaq 4. Axmed warwaaq YUUSUF WARWAAQ 1. Adan yuusuf 2. Haaruun Yuusuf HAARUUN YUUSUF 1. Maxamuud Haaruun 2. Cadaawa Haaruun 3. Abtidoon Haaruun 4. Axmed Haaruun MAXAMUUD HAARUUN 1. Cabdi 2. Dudub

CABDI

1. Sharmaaka cabdi 2. Faarax cabdi 3. Xuseen cabdi


SHARMAAKA CABDI

1. Axmed sharmaake 2. Ibrahim sharmaake 3. clrahman sharmaake 4. hilowle sharmaake 5. xareed sharmaake 6. Muhammad sharmaake 7. Ali sharmaake 8. cisman sharmaake 9. Ismail sharmaake

DUDUB

1. Diirshe Dudub 2. Afrax Dudub 3. Cabdi Dudub

DIIRSHE DUDUB REE SHIEKH CABDILLE

1. Muxumed sheikh 2. Cismaan sheikh 3. Yusuf sheikh

MUXUMED SHEIKH

1. Ree Siid Aadan 2. Ree Aadan Dhagalaab

REE SIID AADAN

1. Ree Xaaji Aadan Nuur 2. Ree Abubakar Sadiiq 3. Ree Abuukar Yare 4. Ree Cllahi Siid 5. Ree Ibrahim Siid 6. Ree Cabdiraxman Siid 7. Ree Xaaji Axmed 8. Ree Xussein Siid

ABTIDOON HAARUUN

1. Reer maxamuud abtidoon. 2. Reer Dhabancade Abtidoon

MAXAMUUD ABTIDOON

1. Reer Cumar maxamuud 2. Reer Cabdi maxamuud

REE CUMAR MAXAMUUD

1. yacquub cumar 2. yussuf cumar 3. Adan cumar

CABDI MAXAMUUD

1. Reer cumar cabdi 2. Reer abiikar cabdi 3. Reer Abeyle cabdi

DHABANCADA ABTIDOON

1. Ree arfax dhabancade 2. Ree dhasiig arfax 3. Ree shiiq xasan 4. Ree cumar dhabancade 5. Ree uudow cumar dhabancade 6. Ree nuur cumar dhabancade 7. Ree xasan cumar dhabancade 8. Ree weydow cumar dhabancade 9. Ree geedi dhabancade 10. Ree barow geedi 11. Reer cali geedi

REE SHEIKH XASAN

1. Reer ibrahim sheikh 2. Reer aadan sheikh 3. Reer axmad sheikh

REE IBRAHIM SHEIKH

1. muxumad ibrahim 2. shilow ibrahim 3. gudow ibrahim 4. xuseen ibrahim

Muxumad ibrahin

1:cabdulahi muxumad

2:Sheekh ibrhim muxumad

3:gabow muxumad

4:macalin cali muxumad

5:xasan muxumad

6:isaaq muxumad

7:cismaan muxumad

8:rashiid muxumad

9:cabdiraxmaan muxumad

10: maxamad muxumad

11: cabeey muxumad

CADAAWA HAARUUN

1. Cabdi cadaawe 2. Ibrahim cadaawr 3. Coowl cadaawe

CABDI CADAAWE

1. maxamed cabdi

MAXAMED CADI

1. Faatax maxamed 2. Adan maxamed

FAATAX MAXAMED

1. Geedi faatax 2. Arfax faatax 3. xalane faatax 4. kaliil faatax 5. Alamagan faatax 6. Liiban faafax

GEEDI FAATAX

1. Hussein Geedi

HUSSEIN GEEDI

1. xareed xusen 2. Barow xuseen 3. Bardad xuseen

ARFAX FAATAX

1. Cilmi arfax

CILMI ARFAX

1. Omar cilmi 2. Axmed cilmi

OMAR CILMI

1. xirsi omar

XIRSI OMAR

1. gabod xirsi 2. salad xirsi 3. adan xirsi 4. abdi xirsi 5. abdulahi xirsi 6. muxumed xirsi

AHMED CILMI

1. Rooble Ahmed

ROOBLE AHMED

1. Sahal rooble 2. Ali rooble 3. Omar rooble

XALANE FAATAX

1. sadiiq xalane 2. maxamed xalane

SADIIQ XALANE

1. wehliya sadiiq 2. muxumed sadiiq 3. Nuur sadiiq 4. cusman sadiiq

MAXAMED XALANE

1. xasan maxamed 2. samatar maxamed 3. Daaud maxamed 4. cali maxamed

KHALIIF FAATAX

1. Rage 2. Ibrahim

IBRAHIM

1. xusen ibrahim 2. bare ibrahim 3. muxumed ibrahim

XUSEEN IBRAHIM

1. ahmed xuseen 2. cabdulahi xusen 3. cali xuseen 4. cabdikarim xusen 5. Bare xuseen

BARE XUSEEN

1. sheikh adan bare 2. cabdulahi bare 3. ismail bare 4. daaud bare 5. osman bare 6. ali bare 7. omar bare

MUXUMED IBRAHIM

1. adan muxumed 2. cabdulahi muxumed 3. Abukar muxumed

IBRAHIM CADAAWE

1. Arfah Ibrahim 2. wacays Ibrahim 3. Dugow Ibrahim 4. Uubow Ibrahim 5. Osman Ibrahim

ARFAH IBRAHIM

1. Hussein Arfah 2. Ali Arfah

HUSSEIN ARFAH

1. Hassan Hussein

HASSAN HUSSEIN

1. mohamud Hassan 2. Yusuf Hassan 3. Abdi Hassan 4. Derow Hassan 5. Nuur Hassan 6. Liiban Hassan

MOHAMUD HASSAN

1. Rashiid Mohamud 2. Mussa Mohamud 3. Hira Mohamud 4. Ahmed Mohamud

YUSUF HASSAN

1. Abdisamad yusuf 2. Muhumed yusuf

ABDI HASSAN

1. Ali Abdi 2. Abdile Abdi 3. Mahad Abdi

DEEROW HASSAN

1. Salah Derow 2. Adan Derow

NUUR HASSAN

1. Ismail Nuur 2. Adan Nuur 3. Abdi Nuur

LIIBAN HASSAN

1. Qasay liiban 2. Bare liiban 3. Adan Liiban

ALI ARFAH

1. Adow Ali 2. Adan Ali 3. Jama Ali 4. Omar Ali

ADOW ALI

1. Hasan Adow 2. Osman adow 3. Dhuubow adow 4. Jama Adow

JAMA ALI

1. mohamed jama 2. Osman jama 3. muudo jama

ADAN ALI

1. Duale Ali 2. Omar Ali

OMAR ALI

1. Abdi omar

WACAYS IBRAHIM

1. bare wacays 2. Muhumed wacays

BARE WACAYS

1. xalane bare 2. adan bare 3. maxamed bare

MUHUMED WACAYS

1. Ahmed muhumed 2. ciise muhumed


DUGOOW IBRAHIM

1. Salad Dugow 2. Yusuf Dugow UBOW IBRAHIM

1. Rooble uubow 2. Osman uubow 3. Ali uubow 4. Hussein uubow 5. Ibrahin uubow 6. Abdulahi uubow

OSMAN IBRAHIM

1. Yare osman 2. Hussein osman 3. Dhaqane osman

AADAN YUSUF

1. Ree Jibriil 2. Ree Caafi 3. Ree Warmooge 4. Reee Calow Nuur

REE JIBRIIL

1. Ree Samatar 2. Cumar Jibriil 3. Cali Jibriil 4. Jirow Jibriil

JIROW JIBRIIL

1. Jari Jirow 2. Ibrahim Jirow 3. Hussein Jirow 4. Cabdi Jirow 5. Kusow Jirow 6. Issack Jirow 7. Ahmed Jirow

SAMATAR JIBRIIL 1. Aadan Samatar 2. Qaasim Samatar 3. Guuleed Samatar 4. Cismaan Samatar

GUMARWAAQ WARWAAQ

1. Cali wacays 2. Dudub wacays 3. Hasan Wacays 4. Cumar Wacays 5. Cali Wacays 6. Maxamud wacays 7. Cabdille wacays

DUDUB WACAYS

1. Ree Macow 2. Ree Xuseen Dhagawel 3. Ree Xareed



IBRAAHIIN WARWAAQ SACAD IBRAAHIN

1. Xuseen Sacad 2. Aadan Sacad 3. Ree Beere 4. Samatar Sacad 5. Isaaq Sacad

XUSEEN SACAD

1. Ree Wacays 2. Ree Liibaan

REE WACAYS

1. Ree Gabdoon 2. Ree Axmed Siyaad

REE LIIBAAN

1. Ree camey 2. Ree Macalin 3. Ree Gaban 4. Ree Buraala

REE MACALIN

1. Isaaq macalin 2. cumar macalin 3. xasan macalin 4. cabdi macalin 5. Qoriyow maclin 6. Axmed macalin



REE GABAN

1. Ree xalane 2. Ree samafale 3. Ree sadiiq 4. Ree cilmi