Xasan Geedi Abtow

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Question book-4.svg
Maqaalkaan malahan xog caddayn ah.

Qoraalkaan hoose waxaa ka maqan tixraac xog caddayn ah ama reference. Fadlan ku caawi wikipediya sidii oo u noqon lahaa qoraal sax ah, ku soo dar xog caddayn ah meesha aa ka soo ogaatay. Qoraalada aan leheen xog caddeyn ah waxaa dhici karto in laga saaro meeshaan.

Xasan Geedi Abtow (dhashay 1??? - dhintay 19??) waxaa uu ahaa hogaamiye, aftahan iyo dad yaqaan aad looga yaqaan koonfurta Soomaaliya gaar ahaan gobolada ku dhow dhow Banaadirtii hore (Mogadishu, Shabeelaha Dhexe, Shabeelaha Hoose iyo Galgaduud gaar ahaan deegaanada Abgaal.

Xasan Geedi Abtoow waxaa uu ka dhashay beesha Galmaax Yoonis wac buudhan Abgaal

xasan geedi waxaa taariikhdiisa laga xasuusan karaa waxaa dhacday gumeystii talyaniga berigaas xamar ka talinayay nin madax u ahaa iyo xasan geedi aa dooday. waxaa xasan geedi laweydiiyay dadka magaalada xamar dagan oo abgaal tiradooda mataqaan xasan geedi waxoow ku jawaabay haa. ninkii taliya ahaa waxoow dhahay waqti qabso xasan geedi waxoow ku jawaabay beri waa kuu keeni karaa abgaal tiradiisa. Ninkii taliyaha ahaay oo yaaban aayiri waayahay beri aan kaa sugaa Waqtigii labalamay markii la gaaray waa la is ku yimid. Taliyihii talyaaniga waxoow dhahay haye xasan geedi tiridii abgaal aan kaa rabaa xasan geedi waxoow watay jawaan waxoona dhahay waa tan abgaal tirradiisa oo waxba ka maqneen. Talliyihii talyaniga waxoow dhahay ha la fura aan aragnee markii la furay waxoow arkay jawaano Waambe ka buuxo. Taliyihii talyaniga waa yabay waxoow dhahay maxaa waaye ciidan aniga abgaal tiradiisa aan kuu diree. xasan geedi waxoow ku jawaabay abgaal waa ciidan oo kale tiradiisa macnaha waa dad badan oo tiro lala gaarin. talayihii talyaaniga arintii waa ku qancay waxoow dhahay waxaa tahay xasan geediyoow nincaaqil ah