Xawaaraha Ileyska

Ka Wikipedia
Xawaaraha Ileyska
Masaafada qoraxda iyo dhulka sawirka lagu caddeeyay qiyaastii 150 Malyan Kilomitir, qadar dhexdhexaad ah ku dhawaad.
Muujinta khaladaadka: Astaamaha shaqaaleenta ee aan la aqoonin "".
Wuxuu qaadanayaa Ileyska Cadceedda qiyaastii 8 daqiiqo iyo 17 seken si uu ujaro masaafada ugu dhow Qoraxda ee Dhulka.
Muujinta khaladaadka: Astaamaha shaqaaleenta ee aan la aqoonin "".
Qiimaha daqiiqadda
Mitir halkii seken 299792458.
Dhererka Planck dhammaan Mudada Planck
(oo ah, Halbeegga Planck)
1
Qiime ku dhaw
Kilomitir halkii saac 300,000
Kilomitir halkii saac 1,080 Malyan
Mayl halkii saac 671 Malyan
Halbeeg Cilmi Falag Maalintiiba 173
Waqtiga socodka qiyaastii fallaraha ileyska
Masaafada Waqtiga
Cag Halbeeg 1.0 Nanoseken
Mitir Halbeeg 3.3 Nanoseken
Ka billow Tub Juqraafi Sugan liaa Dhulka 119 Milliseken
Dhereka Dhulbare ee Dhulka 134 Milliseken
Ka soo billow Bil ilaa Dhul 1.3 Seken
Ka soo billow Qarax ilaa Dhul (Halbeeg Cilmi Falag hal) 8.3 Daqiiqo
Ka soo billow Xiddiga ugu dhaw ilaa Qoraxda (1.3 Farsakh Falag) 4.2 Sano