Xayeysiinta

Ka Wikipedia
Picadilly_Circus_London_by_night_2006
Picadilly_Circus_London_by_night_2006

Xayeysiintu (ee ingiriiska advertisement/advertising) waa sida shirkaddu ugu dhiirigeliso dadka inay iibsadaan alaabadooda, isticmaalaan adeegyadooda, ama qaataan fikradahooda. Xayeysiintu waa hal shay oo suuqgeyn ah, kaas oo sidoo kale ay ku jiraan naqshadeynta, cilmi-baarista, iyo macdanta xogta.[1]

Xayeysinta waxaa loo isticmaalaa in lagu soo jiito dareenka warbaahinta sida telefishinka, raadiyaha, wargeysyada, majaladaha, iyo boorarka xayaysiinta.

Xayeysiyeyaashu waxay adeegsadaan qaab-dhismeed iyo beegsi si ay u saameeyaan shucuurta.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]