Xidigaha Geeska

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Kooxdu waxay Ka caan baxaday magaalada Hargeisa dhamaadkii 2012.

Hor Dhac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xidigaha geeska Nooca heeso soomaali

Sanadaha ay jiraan 2012-ilaa imika

gudoomiyaha Xasan Dhuxul Laabsaalax

gudomiye [Kuxigeen Mustafe Saleebaan]

xarunta Geeska Afrika

Fanaaniinta 01. Maxamed Siciid Cabdi (Bk)

02. Mursal MUSE

03. Axmed Arshe

04. Khadra Cabdi Sinimo

05. Maxamed axmed Bakaal (Ciro)

06.Mukhtar beero

07. Xamda Queen

08. Asma Love

09. Axmed wali (furinle)

Fanaaniinta Xiddigaha Geeska Oo muddo kooban jiray ayaa durba ka dhex muuqday bahda fanka, waxaana loo tiriyaa in ay yihiin kuwa ugu wanaagsan Geeska Afrika.

Heesaha ay Qaadaan Waxaa ka Mida[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

1.Heesaha BK

-Muna

-Qardhaas

_sabaalo

fanaaniinta hobolada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

1.Maxamed siciid (bk) 2.xamda (queen) 3.mursal muuse Omer 4.khadra Simon 5.