Jump to content

Xiliga Ifbixinta Reer Galbeed

Ka Wikipedia
Haldoorada ka mid ah xiliga ifbixinta reer Galbeed

Xiliga ifbixinta Reer Galbeed (af-ingiriis Age of Enlightenment) waxay ahayd dhaqdhaqaaq ku saabsan waxgaradka iyo cilmiga waaya-aragtida ee qaarada Yurub ee socday qarniyda u dhexaysa qarniga 17aad ilaa 18aad. Hiigsiga dhaqdhaqaaqas waxay ahayd in janjeerada kutiro-kuteenka la wiiqo iyo in aqoonta laga ceshado dhinacyada ifafaalada khibrada iyo dabiiciga, iyo macquulka iyo mulxidnimada dhanka dawladda.[1]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Reill, Peter Hanns, and Wilson, Ellen Judy. Encyclopædia of the Enlightenment. (2nd ed. 2004). 670 pp.