Xinbarwaaqo

Ka Wikipedia

Xinbarwaaqo.[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waa magaalo ku taalo gobolka Mudug magaaladaan Waxaay dhisantahay in ka badan 1700, oo sano waa magaalo tariikh ahaan fac weyn, oo waxyaabo badan lagu xasuusto. Magaalada Xinbarwaqaqo oo ahay magaalo saldhig ciidan u ahayd beesha halkaas dagta ee Obokor-Saleyman ayaa dagaal la gashay Maamulkii gumeysiga Taliyaniga ee ka talinayay Gobolada dhexe gar ahaan hobyo.

Waa Magaalo sii balaaratay waayihii ugu dambeeyay, ka dib markii Qaar ka mid ah ganacsatada iyo dadka deeganku ay ka hir galiyan Hospital iyo iskul wayn iyo Waliba Xarun Ganacsi oo aad u balaran.