Xiriiro

Ka Wikipedia

Tuulada Xiriiro waa tuulo qadiimi ah kana mid ah tuulooyinka qadiinka ah ee kuyaal Gobolka Bari waa tuulo weyn oo beelo badan ay ku nool yihiin, waana meel aad iyo aad u ficaan deegaan ahaan iyo dad ahaanba waa magaalo aad u qurux badan