Xusuusla'aanta
Jump to navigation
Jump to search
Xusuusla'aanta (ingiriis dementia) wa cudur ku dacda dadka waayeelka ama duq ah. Dadka da'weyn, odayaasha iyo islaan oo gaboobay, xusuustooda wey ka tagta. Waxyaabaha ay barteen, khasaarid bey noqota.