Yaab

Ka Wikipedia

Yaab waa dareen ka fiijin waqtiga waayo-aragnimo iyo khibrad deegaan ama wax kale oo xoolaha iyo insaan ba ku dhaca. Yaabka wuxuu dhaca marku qof wax filaynin iyo rajaynin oo dareemo ama arko wax aan hore loo aqoon.