Yaafa
Appearance
Yaafa יפו | |
|---|---|
| Dalka | Israaiil |
| Degmada | Tala'abiib |
| La asaasay | 4000 M.K. |
| Golahaygii ugu horeeyay | 1885 |
| Furaha | 00972/3 |
Yaafa (af-cibri :יפו af-carabi يافا) waa mid ka mida magaalooyinkii ugu qadiimsanaa wadanka falastiin, maanta waxay hoostagtaa talaabiibta Israaiil, waxay saarantahay xeebta bari ee badda cad, qudus waxay ka fogtahay 55 kiilo mitir galbeed, meel istaraatiiji ah bay ku taalay falastiiniyiintana waxay u ahayd magaalooyinka ugu muhimsan, waagii qabtii waynayd ku dhacday falastiin sanadkii 1948 markii in badan ee carabtii degenayd ah laga qixiyay, ku dhawaad waxaa degen 60,000 oo qof uu yuhuud u badan, iyo tiro aad u yar oo carab ah. Waa Joppa qadiimiga ah.
Sawirro Tariikhiga ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]



- مبنى السرايا العثماني.
- سبيل سليمان
- سينما الحمراء الجديدة
- ^ موقع مسجد حسن بك. Archived Diseembar 17, 2014 // Wayback Machine
- ^ فيديو لمسجد البحر في يافا. على يوتيوب


- ↑ https://web.archive.org/web/20141217090542/http://hasanbekmosque.com/. Archived from the original on 2014-12-17. Retrieved 2015-12-22.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Template:يوتيوب