Yaasir Carafaat

Ka Wikipedia


Egyptian President Gamal Abdel Nasser (center) mediating an agreement between Arafat and Jordanian King Hussein to end to the Black September conflict, during the emergency Arab League summit, September 1970
Yasser Arafat (1999)

Yaasir Carafaat waxa uu ahaa siyaasi falastiiniya iyo aabaha halganka falastiiniyiinta waxa uu dhashay 14.ogost.1929.waxa uu dhintay.11.nofenbar.2004}magaciisa shabta ahi waa.maxamed cabdiaruuf carafaat xusayni alqudwa.waxaa lagu naanaysijiray{abu camaar}waxa loo doortay in uu madaxwayne u noqdo maamulka falastiiniyiinta.sandii.1996.waxa uu madax unoqday fatax .1969.waxa uu ahaa qofkii sadexaad ee fatax madax unoqda intii la aasaasay 1964.waxa uu ku guulaystay jaaisada nobal oo lawada siiyay isaga iyo isxaaq rabiin sandii.1994

Noloshiisii[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxa uu ku dhashay magaalad qaahira.waxa uu wax kubartay qaahira xarunta masar.waxa uu ku biiray ciidamada wadanka masar kadib markii ay yuhuudu kusooduushay.waxa uu kaqaybgalay dhalinyaranimadiisii dhaqdhaqaayo falastiiniyiin ah oo dhalinyaro ah.kontoneeyadii ayuu la aasaasay dhalinyartaa waxa maanta loo yaqaano fatax.sanadii .1968 ayuu waxa uu noqday afhayeenka rasmiga ah ee fatax.sanadii 1969 ayaa loodooraty in uu noqdo hogaanka fulinta ee fatax.kadib sandii.1973.ayaa loo magaacabaa hogaanka guud ee ciidamada kacaanka falstiiniyiinta.

Dagaalkii lubnaan kadib[wax ka badal | wax ka badal xogta]

sanadkii.1982 ayuu caraafaat dagaal kuqaaday yuhuuda isaga oo markaa kadagaalamayay.wadanka lubnaan gudihiisa.kadib dagaal ban carafaat iiyo saaxibadiisii kaleba way kabexeen lubnaan waxaanay mareen bada iyaga oo u kala baxay dhawr dawladood oo caraba.markaas carafaat waxa uu aaday xagaas iyo tunisia.1984.iyo.1986.waxaa loodooraty markale in uu noqdo hogaamiyaha.fatax yaasir carafaat waxa uu dhintay 11.11.2004 waxaa maanta laga joogaa dhimashaddiisii shan sano nofenbar.sanadii.1988.ayuu isagu akhriyay dhanbaalkii madax banaanida falastiiniyiinta.waxana loo doortay madaxwaynaha.dawlada falastiin.13.disenbar ayaa ujeediyay jamciyada quruumaha kadhaxaysa.oo shirkulahayd magaalada jiniifa.kadib markii.uumaraykanku.diiday.in carafaat.uu yimaado.dhulak.maryakanka.ayaa.shirkii.laguqabtay,magaalada jineefa.ee.iswisarlanad