Zain Bikha

Ka Wikipedia
Zain Bikha

Zain Bikha (waxa uu dhashay Agoosto 9, 1974) waxa uu u dhashay wadanka Koonfur Afrika, waana nin Muslim ah oo ku luuqeeya nashiidooyinka.