Aabe

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Aabe waxaa la dhahaa ninka dhalay caruur ama ka dhalay Hooyada. Aabenimada waxee imaan kartaa oo kaliya markii aad guursatid oo caruur dhashid.Dhaqan ahaan marka laga hadlaayo soomaalida aabaha woo shaqeeyaa, hooyada neh ilmaha ee korisaa, laakiin qarnigaan aa ku jirno hooyada iyo aabahaba wee isla shaqeeyaan.Aabe waxaa lagu noqon karaa da' yar.