Aadaan

Ka Wikipedia

Aadaan waxaa la adimaa markii ee salaada soo gasho, waxaana badanaa laga adimaa misaajidada. Aadaanka waxoo ka koobanyahay ashahaadanka.


  • "الله أكبر" afar mar
  • "أشهد الا إله إلا الله" laba mar
  • "أشهد أن محمداً رسول الله" laba mar
  • "حيّ على الصّلاة" laba mar
  • "حيّ على الفلاح" laba mar
  • "الله أكبر" laba mar
  • "لا إله إلا الله" hal mar