Af-Turki

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Dadka kuhadlaan afka's ee aduunka

Af-Turki waa luqad looga hadlo wadamo aad u badan, waxaana ku hadlo dad kor u dhaafaayo 83 miliyan oo qof.Dadka ku hadlo afka turkiga waxee u badanyihiin wadanka Turki iyo Waqooyiga Saybrus \ laqada turkiga waa mid kamida luqadaha turkiga ee looyaqaano in ay yihiin amaba kasoo jeedaan bah luqeedaka looyaqaano Altis intii ka horaysay waxa afka turkiga lagu qorui jiray farta carabiga.waxaana luqadaas u badanaa kalmado kasoo jeeda Faaris iyo carabi.laakiin Jamhuuriyiintii talada lawareegtay ee uu madaxda u ahaa Mustafa Kemal Atatürk, ayaa kadanbeeyay in afka Turkiga lagu qoro farta laatiinka ah ee maanta loo isticmaalo.daadka kuhadla luqada turkiga waxa lagu qiyaasaa ilaa 130 milyan oo qof oo kukal nool in kabadan ilaa 15 wadan.