Astaanta Calanka Jabuuti

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
  • Erayadii Astaanta Calanka Jabuuti

Hinjinne u sara kaca
Calankaan harraad iyo
Haydaar u mudateen.
Hir cagaarku qariyayiyo
Habkay samadu tahayoo
Xiddig dhi igleh hoorshoo
Caddaan lagu hadheeyaay.
Maxaa haybad kugu yaal!

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale