Ato Xuseen Ismaciil
Xuseen Ismaciil (Af Carabi : ar,Af Amxaari : አቶ ሁሴን እስማእል) sidoo kale loo yaqaanay Ato Xuseen Ismaciil wuxuu ahaa siyaasi weyn ka mid ah dalka Itoobiya , Mengistu iyo Dhergigu markey dalka xukumi jireen 1974-1987. Wuxuu ahaa Somali ugu horeysey Wasiir iyo Amabassadoor ka noqday dalka Itoobiya. Weliba wuxuu maamuli jiray Gobol weyn la dhaho Illubabor , Itooboya markey aheyd Gobolo, hadana waa Kilil iyo Dawlad Federaal ah. [1]
Taariikh
Xuseen ismaciil beel ahaan wuxuu ka soo jeeda beesha Afguduud (Jibril Muuse), Makahiil. Gadabuursi. Wuxuu ku dashay Dirre Dhaba. [2] Ka dib markey dawladii Xayle Selassie ka rideen dalka wuxuu noqday Badhasaabka Gobolka Illubabor.[3] Mida kale Badhasaabka wuxuu ka aha ismaamulkii Dire Dhabe, Safiirkii itoobiya een Dalka Koonfurta Yemen, Safiirka Itoobiya een dalka Bulgaria , safiirka itoobiya dalka Kuba , Wasiirka Waxbarashada regimkii Mengistu iyo Gudoomiyaha Pensions and Social Security.[4] Wuxuu ka mid ahaa guddigaCOPWE (Commission for Organizing the Party of the Working People of Ethiopia).[5] Siyaasi ahaan wuxuu albaabka u furay dhamaan Qowmiyadda Soomaali iney ka mid noqon karaan dalka Itoobiya.[6]
Jagooyinka Qabtey
- Madaxweynaha ama Badhasaabka Ismaamulkii Dirre Dhabe
- Badhasaabka Gobolka Illubabor (1974 - 1976 )
- Wasiirka Waxbarashada (Bishi 8aad 1976 - 1978)
- Member ka mid ah COPWE (1979-1984)
- Gudoomiyaha Pensions iyo Social Security (1978 - 1983)
- Safiirka Itoobiya een koonfurka Yemen (1983 - 1984)
- Safiirka Itoobiya een dalka Kuba (1984 - 1986)
- Safiirka Itoobiya een dalka Bulgaria (1986)
Tixraac
- ↑ . Economist Intelligence Unit. 1978 https://books.google.nl/books?id=NlcWAQAAMAAJ&q=Hussein+Ismail+Somali+Ethiopia&dq=Hussein+Ismail+Somali+Ethiopia&hl=en&sa=X&ved=0ahUKEwiF-LC-8bTUAhWNYVAKHX1iA-cQ6AEIKjAB. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . 1976 https://wikileaks.org/plusd/cables/1976ADDIS09787_b.html. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Legum, Colin (1975-01-01). Africana Publishing Company. ISBN 9780841902299 https://books.google.co.uk/books?id=CFgBAAAAMAAJ&dq=Husein+Ismail+Ethiopia&focus=searchwithinvolume&q=Husein+Ismail+. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . The Service. 1986 https://books.google.co.uk/books?id=ChcUAQAAMAAJ&q=hussein+ismail+ethiopia&dq=hussein+ismail+ethiopia&hl=en&sa=X&ved=0ahUKEwisvoe__LHUAhXlKcAKHRiVBSEQ6AEIKjAB. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Service, British Broadcasting Corporation Monitoring (1983). https://books.google.co.uk/books?id=zOkzAAAAIAAJ&q=hussein+ismail+ambassador&dq=hussein+ismail+ambassador&hl=en&sa=X&ved=0ahUKEwiUxa-C-7TUAhXHJFAKHeeyDT0Q6AEIQDAG. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Service, United States Joint Publications Research (1979). https://books.google.co.uk/books?id=MFwEAQAAIAAJ&q=Husein+Ismail+Ethiopia&dq=Husein+Ismail+Ethiopia&hl=en&sa=X&ved=0ahUKEwijlcir_7TUAhWRIVAKHe19BVoQ6AEIKDAB. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)