Baariis

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Baariis
Paris-Position.png
Calanka magaalada Baariis

Baariis (Af-Faransiis: Paris) ama loo yaqaano magaalada iftiinka, Af-Faransiis: La Ville-Lumière. Waa magaalo madaxda dalka Faransiiska.

Baariis waxay ukala qeybsantahay 20 xaafadood, shacabka neh waxee gaarayaan, ilaa 14 milyan oo qof. xaafadkastaana waxa ay u qaybsantaa afar qaybood waxa magalada maamula maayarka dawlada hoose waxa ay kutaalaa Baariis wabiga siin waxa ay leedahay laba gagi diyaradeed oo kal ah ( Paris-Charles de Gaulle Airport, iyo Beauvais-Tillé Airport)

Commons
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale