Mona Lisa

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Mona Lisa

Mona Lisa waa sawir gacmeed uu sawiray farshaxankii waynaa ee Talyaaniga ahee ee magaciisa la odhan jiray Leonardo da Vinci waxa uu sawirkan sawiray sanadii, 1615 waana sawir gacmeedka ugu caansan dunida maanta waayo waxa uu koobay waxyaabo badan waxa aad waxloola yaabo ah sida uu u sawiray farshaxankani qosolka ama dhoolo adaynta gabadhan iyo qaabka wajigeedu u muuqdo sawirkani hada waxa uu yaalaa, guri dhaqameedka Louvre sawirkan waxa di vinci ka iibsaday boqorkii la odhanjiray Francis II, Holy Roman Emperor