Badda Karabiya

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Badda Karabiya

Badda Karabiya waa bad ku taalo Badweynta Atlaantik. Waxee ku taalaa Bariga Meksiko iyo Bartamaha Ameerika. Badaan waxaa ku dhax yaalo jasiirado aad u badan.Badani waa farac kabaxa Badweynta Atlaantik.waxaana kuyaala dawlado badan oo jasiirado u badan


dawladaha kuyaala[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]