Bayoloji

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Durraan Saciid Guulwade

Bayoloji waa cilmiga barashada noolaha. baylooji waxa uu ka yimid kalmada giriiga ah ee macnaheegu yahay "bios" nolol iyo "logos" hadal ama barasho. Cilmiga bayoolojigu waxa uu ka mid yahay cilmiyada ugu balaadhan ee la barto. Bayoolojiga waxa loo qaybin karaa laba dhir iyo xayawaan iyada oo loo eegayo habka cunto samaysiga ee uu leeyahay nooluhu ama waxa loo qaybin karaa hal unugle iyo unugyo badane iyada oo loo eegayo tirada unugyada ee uu leeyahay. unug waa halbeega shaqo iyo dhisme ee ugu yar ee uu leeyahay noole. unugyada ay leeyihiin noolayaashu waxay u qaybsamaan laba kuwa dhamaystiran iyo kuwa dhiman oo aan dhamays tirnayn. sidoo kale cilmiga bayloojigu waxa uu ku shaqo leeyahay barashada meesha uu ku noolyahay noole.

Bayoloji[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

biologyiga waxaa soo saaray niman giriig u dhsahay oo sahamiyey wal xo kla dugan ku waas ku guulaystay shamintii ay wadeen Bayolojigu waa cilmiga barashada noolaha iyo ma noolaha ; noolahaasi siduu doonoba ha u jiro ama ha u ekaadee. Barashada habka uu nooluhu u shaqeeyo. Qofka baranaya cilmiga bayolojigu waa qof raba inuu wax ka ogaado sida ay waxa nooli u shaqeeyaan iyo waxa ay ka dhisan yihiin. iyo sida waxaa aan noolayn lo is ticmaalo sida wal xo badan o aduunka dulyaal sida dhgaxa Qaybtan waxaan ku soo qaadanaynaa :nagalasooxariira emailka ah duraan143@hotmail.com 4796982369

1 Nooluhu muxuu ka samaysan yahay

2 Qaybaha Bayolojiga

3 Nooloshu xaggee bey ka timid

Nooluhu muxuu ka samaysan yahay. Nooluhu wuxuu ka samaysan yahay unugyo. Unugu waa waxa ugu yar ee waxa nooli uu ka dhisan yahay. Unuggu wuu qaybsamaa si uu u bato ama u tarmo. Unugga waxaa ku jira unugyo yar yar oo u ogolada inu unugu kobco ama u koro una ogolada inu unugu siijiro lana dhaxlo . Waxyaalaha ay nooluhu iska dhaxlaan wexey ku jiraan unugga bu´diisa.

Qaybaha bayoolojiga

Noloshu xaggee bey ka timid Nooluhu ma aha wax ku yimid tadawur. Rabbi ayaa abuuray/khalqay. Nooluha dhammaantiis waxaa abuuray Alle wax walba kara. Nooluhu ma aha wax iska yimid oon la garanaynin meesha uu ka yimid. Dadku wexey ka yimaadeen Aadam, nebi Aadan. Aadanna waxaa laga sameeyey ciid. Dhirta Allaa khalqay ee iskama iman. Noolaha dhammaantiis ujeeddo ayaa Alle u khalqay. Ujeedadaasina waa iney ogaadaan inuu Alle wax abuuraa uu jiro. Isagaasna ay caabudaan. Unugga Allaa khalqay, amar Allena waa ku shaqeeyaa. Baayoolojigu waa cilmiga barashada noolahaBilogy