Boqorad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Coronation portrait of Queen Victoria - Hayter 1838.jpg

Boqorad waa Naag ka mid ah Qoyska, taariikhda leh, oo amar ku bixisso dowladaha. Boqortooyada waxee ka sareesaa Madaxda. wadamada qaarkood waxee leeyihiin Boqortooyo. sida wadamada carabta, afrikada, yurubiyaanka, ama aasiyaha. laakiin waxaa ka badan Kuwa madaxda leh. wadamada Boqortooyada heesto, waxee leeyihiin raiisul wasaare, oo hogaamiyo wadanka. badanaa Boqortooyada, maku soo saqajaanto, wadanka ciidankiisa ama dhinaca dhaqaalaha. waa qoys degen.