Buulo mareer

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Buulo mareer waa magaalo ku taalo gobolka Shabeelaha Hoose ee dhanka koonfurta Galbeed ee dalka soomaaliya.

faahfaahin dheeraad ah [Wax ka bedel]

Waxay 120 KM Jirtaa Magaalada Muqdisho waa Tuulo Ganacsi waxaana Hoos Yimaado Sida Degmada Golweyn iyo Kuntuwaareey. Buulomareer Waxay halbowlo utahay isku Xirka Kismaayo iyo Muqdisho. Buulo Mareer waxaa looQeybiyaa Sedex Xaafad. waxayna kala yihiin Xaafad Jadiid Oros iyo Sheikh Xaashi. waxaa Maajoori ku ah Qabiilada Biimaal iyo Jareer. markii ay Soomaaliya burburtay waxaa kusoo qaxay Qabiilo fara badan Sida Murusade iyo Abgaal sida Reermataan Qolada ah ee katirsan Abgaal. 1997 waxaa Xoog kuqabsaday Beesha Habargidir weliba Qaasatan Beesha Ceyr. Buulomareer waxay leedahay Beero fara badan iyo Aseendooyin waana magaalo Bilic Qurxoon Dadkeedana ma ahan Dad Dagaalka Jecel waxayna ubadanyihiin Ganacsato iyo Beeraleey. Dadka ugu caansan waxaa kamida ah Cadaani Jiis oo ah nin kuleh Aseendo iyo Xaawo Maxamed Abuukar (Xaawo Biimaaleey) oo ah Hooyo kuleh Dukaan Dhar ah Ganacsato Sisinta u dhoofisa Xamar.