Category:Filimaanta

Ka Wikipedia

Filimkii ugu Horeeyey ee Soomaalida[wax ka badal | wax ka badal xogta]

===Teyzad movie===

waa filimkii ugu horeeyey ee caan ka dhexe noqdey dhululka ay soomaalidu degto,

isaaga oo noqdey filim laga yaabey sida loo duubey marki laakeeney teetarka hargeysa

Teyzad Movie
Directed byAnwar Hussein Hassan
Written byTeevan 7
Story byWaa sheeko dhaba oo ka dhacdey wadanka somalia
Produced bydhibicta dnagerous
Edited bymaano iprahim
Music bykolortune
Production
company
Zernoze Studio
Release date
2018
Running time
1:22 h
CountrySomalia
LanguageSomali
Budget6750


SOO Saarista Filimka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxa filimka soo saarey ama director ka ahaa Anwar Hussein Hassan oo ahaa directoradda ugu caansan degaanadda ay soomaalidu degaan. waxana uu kale kaashadey "Zernoze Studio" oo ah shirkad aad ugu takhasuustey duubista filimaanta iyo turjumaankoodda, waxay shirkadda"Zernoze Studio" soo karaar qaadatey 2014 kii, waxayna ku soo biirtey shirkaddu kuwa ugu caalamsan ee ugu fiican shirkaddaha soomaalida.inaa kuma dhamee waxa ka qeyb qaatey duubista filimkan shirkaddo badan sida Gadhle style, Aaden ninteen ], Talaabocade media, Nova cargo. duubista xagga Habeynta iyo isku dabaridka waxa qaabilsanaa "Zernoze Studio" Xagga dhiseynka iyo kalorka waxa qaabilsanaa "Colortune" oo ah shirkad ku takhasuustey midabadda iyo habeenta midabadda.

Habeenta Filimka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

filimka waxa habeeyey dhibicda oo ah nin ku caan ah habeenta iyo isku dabaridka filimaanta iyo turjumistooddaa waxanu ku jirey habeenta filimaanta muddo badan oo uu marba sii dalacaayey, soona bandhigaayey filimo cusub sanad walba waxana gudoomiye sare looga dhigey "Zernoze Studio" isagoo ku jirey muddo badan ayaa loo soo bandhigey filimkan inuu ka qeyb kalo.

Musica Filimka iyo Codadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxa filimkan codaadka saarey fanaaniin caana iyo atoorayaal caan ah. waxana ka mida fanaaniinta codka saarey sharma boy oo ah fanaanka ugu caan san soomaalida wakhtigan hadda la joogo iyo ka horba. codadka atoorayasha waxa ka mida yaasir oo ku mataalyo "America" iyo Cladiif oo kuma talaayo "Majora"

Sheegadda filimka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

sheegadda filimka ayaa xamaased noqotey, xiise iyo hadalheyn weyn ku noqotey deegaamada soomalida. qisaaddan ayaa noqotey mid raadraac ku sameysay soomalida oo ka dhigtey xaal kale oo tustey iney soomaalidu duubto filmaanta. sheegaddan ayaa dhacdey sannadkii 1992 ki oo ka dhacdey magaaladda burco hase haadde dadkii magaalladda ayey hadal heynku yeelatey oo uga warami jirey caruurtooda iyo dadka deegamada kale ugu iimadda ama soo bookhta magalaadas, kadib markey sheekhaddii caan baxdey eyey sharkadda "Zernoze Studio" damactey iney filimka sameyso sheegadda, waxa 2015 kusoo biirey duubista filimka iyo habeentiisa sherkaddo badan iyo dad caan ka ah baraha bulshadda, waxaana xilliggaas bilowmey in sgeegadda la soo galiyo baraha bulshada, haatana waxa cabasho bixiyey "Zernoze Studio" inaan loo galin sheegaddan baraha buslshadda, intaaney duubin xayasiiska filimkan oo markii ugu horreysay la duubay sanadkii 2017, waxaa la is dhihi karaa arrintani waxa ka qeybqaatay baraha bulshada oo ay dhalinyarada Soomaalida si weyn u daawadey filimkan.