Aar Maanta

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Aar Maanta

ILYAAS DUCAYSANE waa fanaan soomaliya oo aad u caan ah waxa uu ku noolyahay wadanka Ingiriiska Waxa uu ku dhashay magaalada jigjiga ee kililka shanaad ee somaaliya waxa uu fanka ku soo biiray sanadkii 2004ta waxa uuna 2012ka ku guulaystay abaalmarinta fiidiyowga uGu wanaagsan heesaha soomalida.