Charlie Chaplin

Ka Wikipedia
Charlie Chaplin

Charlie Chaplin waxoo noolaa 16. Abriil 1889 ilaa 25. Diseembar 1977. Ninkaan waxoo ahaa nin ingiriis iyo mareykan ah, waxoona soo saari jiray filmada qosolka ah oo kalarka laheen. Charlie Chaplin waxoo ku dhashtay magaalada London ee dalka Ingiriiska sanadka marka oo ahaa 1889,waxoona ka shaqeen jiray wadanka Mareykanka oo ah meesha oo ka bilaabay filmadiisa.ninkaan waxoo dhintay 1977, waxaana lagu duugay wadanka Iswisarland. Waxaa mar dhacday in ee tuugo xadaan ninkaan maydkiisa asiga oo ku duugnaa meel kaniisad ah, waxaana la helay 11 isbuuc kadib,tuugadii xaday neh waa la qabtay. Charlie waxoo lahaa 10 caruur.