Ciyaaraha

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Ciyaaruhu waa madadaallo waqtiga la isku dhaafiyo, marmarka qaarkoodna loo adeegsado in wax la isku baro. Waxay leedahay xeerar la raaco oo la isku ogyahay. Ciyaaraha qaarkood waa caam oo adduunka oo dhan baa laga adeegsadaa, waxaana ka mid ah kubaddaha kala duwan (kubadda cagta, kubbadda kolayga, kubadda shabagga, kubbadda gacanta); dabbaasha, orodka iwm. Waxaase jira ciyaaro dhaqameedyo u gaar ah bulshooyinka qaarkood.

Ciyaar soomaalida waxaa ka mid ah shaxda, layli goobalayda (leelo googabalay), riyo ka dhalista, jarta, iyo kuwo kale oo badan. Ciyaarahaas waxaa loo yaqaannaa ciyaar dhaqameedyo waxayna soomaalidu la wadaagtaa bulshooyin kale oo qaaradda afrika ka mid ah. klghjgaufiog they are bad