Daacuunkii camwaas

Ka Wikipedia

Daacuunkii Camwaas waa daacuun ka dilaacay dhulka shaam waqtigii Cumar bin khadaab sanadkii 18aad ee hijiriga, kaas oo ay ku la'deen kumanaan ciidanka muslimiinta ka mid ah, waxaa ku jiray dadka ku dhintay Abuu cubeyda hogaamiyihii Shaam iyo mucaad bin jabal, Daacuunka ayaa ka bilaawday Camwaas oo ah tuulo u dhaw Qudus sidaas ayaa loogu bixiyay daacuunkii camwaas[1][2]

Taariikhda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dadka ku dhintay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxaa ku dhintay daacuunkan dad badan oo ciidanka muslimiinta ka tirsanaa kuwaas oo isugu jiray saxaabo iyo taabiciin, waxaana lagu sheegaa 25,000 ilaa 30,00. Dadka caanka ah ee ku dhintay waxaa ka mid ah.

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. البلاذري، أحمد بن يحيى بن جابر. فتوح البلدان، الجزء الأول - صفحة: 165، تحقيق صلاح الدين المنجد - القاهرة (1956-1957).
  2. ابن الأثير، علي بن أحمد بن أبي الكرم. الكامل في التاريخ، الجزء الثاني، صفحة: 558. دار بيروت ودار صادر - بيروت (1967)