Dhalo

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Jaamac dhagajuun wuxu dhashay sanadku marku ahaaa 1988 wuxu ku dhashay magaalda Bosaaso wuxu ku barbaray isla gobolka Bari sida Qardho iyo Bosaaso jaamaac dhagajuun wuxu ka soo jeda gobolka Sanaag khaasatan magaalada Xingalool meeluhu jaamac dhagajuun wax ku baruay waxa kamid ah iskulka Xingalool ee xaaji liiban kowad iyo labaad 3aad ilaa 5aad wuxu kubartay iskuulka Imaamu-nawaawi ee magaalada bosaaso 9aad ilaa 11aad wuxu wax kubartay secondary magalada bosaso jaamac waxa soomaray jaceyl daran sanadku kujiray forn 3 halkaasu wax barasho kagaharay lakin jacelk kuma uu guuleesan nasiib daro gabadhaa ma uusan calfaan jaamac dhagajuun arintaas wuu kaxanaaqay jaamac wuxu soogalay wadanka kenya sanadku marku ahaa 17/3/2010 wuxu soogalay xeryaha dhadhaab isagoo halkaas in mudo ah joogay markii danbe 01/11/2010 wuxu soogaaray magaalada nairobi markii danbana wuxu ugudbay kakuma isagoo asxaabbadan kubartay lkn jaamac wax jacayl oo danbe ma sameen