Faysal Bin Cabdil Caziiz
Ka Wikipedia
[Wax ka bedel] Taariikh Nololeedkii Boqor Faysal
Boqor Fayal wuxuu ku dhashay magaalada Riyaad, sanadkii 1906.
Wuxuuna xukunka hayay laga billaabo 02/11/1964 illaa 02/03/1975.
Boqor Faysal waa boqorkii seddexaad ee dalka Sacuudi Carabiya.
Faysal waxaa dilay nin la yiraahdo Faysal Bin Musaacid oo uu adeer u ahaa.