Gacan
Ka Wikipedia
Gacan waxee ka mid tahay meelaha ugu muhiimsan jirka Biniaadanka, gacanta wax ayaa lagu qabsan karaa. halkii gacan waxoo leeyahy 27 Laf. gacanta faraheeda inta aa ka eheen suulka, waxee leeyihiin halkii far 3 laf. Suulka waxoo leeyahy labo laf.