Garoonka Diyaaradaha ee Da Nang

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Garoonka diyaaradaha Da Nang

Garoonka Da Nang wuxuu ku yaalaa Vietnam Da Nang ee dalka Itoobiya. Garoonkaan Wuxuu ku yaalaa Xaafada Bole 18 Km Bariga Magaaladda iyo 2 Km Waqooyi Da Nang. wuxuuna saldhig u yahay shirkada diyaaradaha ee Vietnam Airlines. Garoonkaan waxaa isticmaala Diyaaradaha kala ah Jetstar Pacific, VietJet Air, Air Asia, Shanghai Airlines, China Southern Airlines.

Albaabada Garoonka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Garoonka wuxuu leeyahay laba Da Nang oo leh 2 Albaab

Diyaaradaha iyo duulimaadyadooda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]