Geed Timir

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Geed Timir waa geed dhalo miraha Timirta, geedkaan waxoo u badanyahay meelaha saxaarada ah ee woqooyiga afrika iyo galbeedka Aasiya. Geed timirka qassab ma ahan in oo ka baxo meelaha saxaarada ah kaliya, meelaha kale oo u badanyahay waxaa ka mid ah soomaaliya, iyo galbeedka afrika,wadamada carabta,iyo bariga aasiya. geedkaan waxoo dhalaa miraha timirta, waxaana la cunaa bisha ramadaanka markii la affuraayo.






Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale