Google

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Muxudiin cali yabar

Google

Google Google ama (Guugal) waa mashiin xaga wax baarista ama wax raadinta ah waxaa u kaa saacidi karaa in aad si sahlan u hesho macluumaad muhiim kuu ah, kuwaasoo raadin tooda ay mudo kugu qaadan laheyd, google "guugal" waxaa si wanaagsan uga faa'ideysta 1) Ardayda 2) Macalimiinta 3) Suxufiyiinta,4)Ganacsatadda iyo bulshada nooc yadeeda kala duwan. Google waxaa sameeyay laba nin oo lakala yiraahdo Larry Page iyo 'Sergey Brin' oo ahaa laba arday oo Yahuud ahaa oo wax ka baran jiray Jaamacadda Stanford ee kutaala dalka Maraykanka