HYDO

Ka Wikipedia

HYDO (Horseed Youth Development Organization) Ururka horumarinta dhalinyarada ee Horseed waxa la aasaasay 15 May 2007 waxaana lagu aasaasay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.Ururkan ayaa ah urur wadani ah kana shaqeeya horumarinta arimaha bulshada sida waxbarashada, dhaqaalaha, isku xirka, iyo dhammaan dhinacyada kala duwan ee horumarinta bulshada gaar ahaana dhalinyarada.Ururka ayaa maraya hada heer aad loogu farxo muujiyeyna waxqabad iyo isbedel aad uwayn bulshada dhexdeeda ayna kamid yihiin gacan kuhaynta ardo badan oo bulshada ah kuwaasoo wax kabarta dhammaan gobolada Puntland. Kuwaasoo kala bartah dhamman heerarka iyo noocyada kala duwan ee waxbarasho laga bilaabo dugsi hoose/dhexe, sare, macaahid ilaa jaamacado.