Harta Fiktooriya
Ka Wikipedia
Harta Fiktooriya (English Lake Victoria) waa har ka middah harahha ugu waaweyn ee Afrika. Balaca hartana waa 69.484 km². Harta Fiktooriya waxey u dhaxeysaa Kenya , Tansaaniya iyo Ugaandha.
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro |