Hay'adda Duulista Rayidka Iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed

Ka Wikipedia
Somali Civil Aviation and Meteorology Authority
Hay'adda Duulista Rayidka Iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed
kuk
Waxbixin Wakaalada
Hoos-tegtaSomalia
Xarunta sareMogadishu
Wasiirka wakiilka ah
  • Wasaaradda Gaadiidka iyo Saadaasha Hawada, Maxamed C/llahi Oomaar
Agency executive
  • Yusuf Abdi Abdulle Jaalle, Agaasimaha guud
Websitescama.so

Hay'adda Duulista Rayidka Iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed (Af-Ingiriis: Somali Civil Aviation and Meteorology Authority) SCAMA waa Hay'adda Qaranka ee Duulista Rayidka Soomaaliya. Xarunteedu waxay ku taallaa Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho, ee hoos tegta wasaaradda gaadiidka iyo barriga. Sannadku markuu ahaa 2012 wasaaradda iyo guddiga duulista rayidka ee Soomaaliya dajiyeen qorshe lagu unkayo muddo saddex sano ah si dib loogu yegleelo awoodda ha'adda qaranka ee duulista rayidka ah. Mudda dheer kaddib oo ay maamulaysay CACAS, SCAMA waxay la shaqaynaysay ICAO waxayna soo gabagabowday 2014 lana soo wareegtay Hay'adda Duulista Rayidka Iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed.

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

CACAS[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xilligii Ku meel gaarka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Hagista Hawada Soomaaliy[wax ka badal | wax ka badal xogta]

cadaraaxo[wax ka badal | wax ka badal xogta]