Hilibcun

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Lions and a Zebra a.jpg

Hilibcun (Af-Carabi: آكلات اللحوم Af-Taliyaani: carnivoro Af-Ingiriis: carnivore) waa xoolaha, dadka, xayawaank iyo dhamaan noolaha quuta ama cuna hilibka iyo dhiiga.

Dadka iyo xoolaha qaar, sida adhiga, iyo eyda, waxay cunaan dhirta iyo hilibk waxaana loo yaqaanaa Waxwalbacune. Xayawaanka cuna dhirta oo kali ah waxaa loo yaqaanaa dhircun.