Ibrahim Affelay

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

ibrahim affelay waa ciyaaryahan udhashay wadanka holland kana soo jeeda moroco.waxuu u dheelaa qaranka dutch iyo kooxda reer spain ee Barcelona,sanadii 2007 affelay waxaa loo abaal marin ahaan loo siiyay cayaarahanka sanadka dhanka dhalinyarada, afellay waxuu kamid ahaa cayaartoydii dutch uga qaybgashay koobkii aduunka 2010 ee wadanka koonfur afrika

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale