FC Barcelona
Ka Wikipedia
FC Barcelona (Fútbol Club Barcelona) waa kluub isboorti oo ku yaalo Barcelona, ee dalka Isbania.Kluubkaan waxaa abaabulay koox cayaartooy oo sadax wadan ka kala socoto oo hogaaminaayay nin la dhoho Joan Gamper taariikhda marka ee eheed 29 Nofeembar 1899.FC Barcelona Lacibkooda waa Lionel Messi.