Lionel Messi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Lionel Messi
Lionel Messi Player of the Year 2011.jpg
Messi playing for Barcelona at the 2011 FIFA Club World Cup
Macluumaad Xirfadeed
Saddex Magac Lionel Andrés Messi[1]
Dhashay (1987-06-24) 24 Juun 1987 (Wuxuu jiraa 27)[1]
Ku dhashay Rosario, Argentina[1]
Joogga 1.69 m (5 ft 7 in)[1]
Booska cayaarta Forward
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Barcelona
Nambarka 10
Ciyaartooyda yar-yar
1995–2000 Newell's Old Boys
2000–2003 Barcelona
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2003–2004 Barcelona C 10 (5)
2004–2005 Barcelona B 22 (6)
2004– Barcelona 246 (215)
Xulka Qaranka
2004–2005 Argentina U20 16 (11)
2007–2008 Argentina U23 5 (2)
2005– Argentina 81 (32)
* Senior club appearances and goals counted for the domestic league only and correct as of 18:03, 5 May 2013 (UTC).

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 15:38, 27 March 2013 (UTC)
Lionel Messi laacibka sanadka 2011

Lionel Messi waa ciyaaryahan u dhashay wadanka Arjantiina. Waxa uu dhashay sanadku markii uu ahaa (24 Juun 1987. waxa uu u ciyaraa klubb ku yaala wadanka ispain oo la dhoho FC Barcelona, waxa uu yahay laacib kooda.messi isaga yar ayuu xanuun qaaday.marka isaga oo laciba ayaa barcelona soo dalbatay oo tiri xanuunka lacagtiisa anaaga bixnayna hadhawna hooyadii way ogaaltay.

Guulihii uu Gaadhay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

lixdii sane ee u dambaysay messi waxa uu qaaday koobab,bilado iyo abaalmarino kaasoo uu la qaaday kooxdiisa barcelona iyo dalkiisaba hadaba waa kuwan koobabkii uu la qaaday kooxdiisa barcelona iyo dalkiisa Argentina.

Argentina

isku wada geeyoo waxaa uu laqaaday kooxdiisa barcelona 19 koob oo uu uguu badanyahay liiga dalka spain iyo super cup ka spain oo uu labadaaba min 5 jeer ku guulaystay.hadaba sida iska cad messi xaga dalkiisa wax saasa uma tarin waxaana dadka badankiisu yidhaahdaan marka isaga iyo laacibkii hore ee ay isku wadanka ahaayeen ee Maradona lays bar bar dhigo messi waa lagaga fiican yahay xaga xulka(qaranka),taasina wayska cadahay,hadaba waxaa la yidhaahdaa messi waxba ma tareen haddii aanuu barcelona u ciyaari lahayn sababtoo ah barcelona waxaa u ciyaara dhexda uguu wacan aduunka kubaduna halka ay ka dhisanto waa dhexda,laacibiintaana waxaa ka mid ah laacibka Xavi,Iniesta oo labaduba ah labo laacib oo u ciyaara una dhashay wadanka spain,wadankaasoo ku guulaystay koobkii adduunka ee uguu dambeeyay ee la qabtay 2010 ee ay kaga adkaadeen kooxda holland oo uu goolka badiska ahna goolka kaliya ee dhashtay ciyaartaasi uu dhaliyay laacibkaa aynu soo sheegnay ee andres Iniesta.hadaba messi waxaa uu jabiyey rikoodhkii uu dhigay laacibkii hore ee xulka qaranka france M.Platini oo ahaa inuu ku guulaystay saddex (3) jeer oo isku xigta xidignimada adduunka,taasoo uu messi ku guulaystay sanadihii 2009,2010,2011.




  1. 1.0 1.1 1.2 1.3 "Messi – Lionel Andrés Messi – Sheet | FC Barcelona". FC Barcelona. http://www.fcbarcelona.com/football/first-team/staff/players/messi/sheet. Retrieved 6 January 2012.