Kansar

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kansar

Kansar waa Cudur khatar ah oo lagu dhinto.Cudurkaan jirka oo ku bataa woona ku weynaadaa.cudurka kansarka ah waa cudur lagu dhashto, laakiin kuwo waxaa jiro oo laga qaado waxyaabaha shucaaca sida shucaaca qoraxda oo kale iyo wixii la mid ah. Cudurada Kansar woo kala duwanyahay. waxeena ukala baxaan sida hoostaan ku qoran.

  • kansarka jirka
  • kansarka baarka
  • kansarka mindhicirada caloosha
  • kansarka kaadida(sigaarka badan oo la cabo)

iyo waxbadan

[Wax ka bedel] daaweynta

Daaweynta cudurka kansarka aad ayee u adagtahay,Maanta waxaa la daaweyn karaa cudurada kansarka kuwo ka mid ah.







Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale