Madax Banaanida Pakistan

Ka Wikipedia

Madax Banaanida Pakistan en - Indepence of pakistan


Pakistan waxay ka soo baxday 1947kii Hindiya British, taas oo loo qaybiyay laba Dominion, India iyo Pakistan. 14-kii Ogosto 1947-kii, Pakistan waxay xornimada qaadatay maalin ka hor xorriyadda Hindiya. Hindiya waa la kala qaybiyay, bari iyo galbeed Pakistan waxaa laga abuuray dhulalka Muslimiinta u badan.